Maxaa ka jira Wararka sheegaya in Taliye Saadaq Joon uu dalka ka baxay?

Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bushada lagu faafiyey warar sheegaya inuu Muqdisho ka dhoofay Taliyihii hore ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xassan (Saadaq Joon) oo saaka xilka laga qaaday. Xilka ka qaadistiisa ayaa ka dambeysay markii uu warbaahinta ka sheegay inuu joojiyey kulankii baarlaamanka ee maanta. isagoo diidanaa muddo kordhin labo sano … Continue reading Maxaa ka jira Wararka sheegaya in Taliye Saadaq Joon uu dalka ka baxay?